Culimaa’udiin Soomaaliyed oo bulshada uga digay Gudniinka FGM-ka (Sawirro)

Aqoon isweydaarsi ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasoo looga hadlayay xoojinta wacyi gelinta la xiriirta ka hortaga iyo joojinta gudniinka gabdhaha. Hay’adda Ifrah Foundation oo kaashaneysa heyadda UNFPA ayaa soo soo agaasintay kulankan oo labo cisho socday, iyadoo Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ay kaga hadleen sidii gabdhaha … Continue reading Culimaa’udiin Soomaaliyed oo bulshada uga digay Gudniinka FGM-ka (Sawirro)